Course Content
Live Zoom Webinars
Qayaana waxaa ku jira muuqaalo dhaadheer oo hab Live ah aan ugu wada jirnay Aniga iyo Ardayda, muuqaaladaan ayaa ah kuwa aad u muhiim ah mar walbana aan diirada ku saari jirnay mawduucyada waqtigaas taagan, sidooo kalena aan hab live ah aan suuqyada waqtigaas jiray aan u wada Taxliilinay
0/27
Public Course
About Lesson

Muuqaalkaan Dheer Waxa aan kusoo koobay, macluumaad soo koobaya dhammaan waxyaalaha muhiimka ah ee ay tahay in qofkasta oo Trader ah uu ogaado ka hor inta uusan suuqan si full time ah u dhex galin.